315 Views

Ciidamo u diyaar garoobay dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo laga sa gootiyay Muqdisho

Ciidamo u diyaar garoobay dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo laga sa gootiyay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Isniin: October 9, 2022

Ciidamo farabadan oo ka tirsan Xoogga dalka ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho,  kuwaasi oo si iskood ah isu abaabulay.

Saraakiisha Hoggaamineysa Ciidamada ayaa sheegay in howlgallada u horreeya ka billaabi doonaan Gobolka Shabeellada Dhexe.

Mas’uuliyiin kala duwan oo iyaguna ka hadlay goobta ay ka ambabaxeen Ciidamada ayaa sheegay in kaliya aysan ku hakan doonin gobolada Shabeellada Dhexe, balse sii wadi doonaan howlgalka ilaa Galgaduud iyo Mudug.

Sidoo kale, Ciidamadan ayaa kamid ah Kacdoonka Shacabka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post