288 Views

Kuuriyada Waqooyi “ Waxaan sameynay matalaadda weerar nukliyeer ah oo aan ku qaadnay Kuuriyada Koonfureed

Kuuriyada Waqooyi “  Waxaan sameynay matalaadda weerar nukliyeer ah oo aan ku qaadnay Kuuriyada Koonfureed
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 10, 2022

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in gantaaladii ugu dambeeyay ee ay ridaysay ay ahayd “u ekaysiin” weerar Nukliyeer ah oo lagu qaaday Koonfurta.

Arrintan ayaa waxay ku soo beegmaysaa iyadoo sirdoonku sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay isku diyaarinayso inay qabato tijaabadii ugu horreysay ee hubka Nukliyeerka muddo shan sano ah. Todobaadyadii la soo dhaafay, Pyongyang waxa ay ridday todobo xabo oo gantaal ah taas oo jawaab u ah dhoolatusyadii u dambeeyay ee Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post