810 Views

– Saraakiisha Ukraine oo xaqiijiyay in ugu yaraan 70 askari lagu dilay weerar madaafiic ah oo ay Ruushka ku qaadeen saldhig

– Saraakiisha Ukraine oo xaqiijiyay in ugu yaraan 70 askari lagu dilay weerar madaafiic ah oo ay Ruushka ku qaadeen saldhig
____________________________________________________________________________

Talaado: March 1, 2022

Saraakiisha Ukraine ayaa hadda xaqiijiyay in ugu yaraan 70 askari lagu dilay weerar madaafiic ah oo ay Ruushka ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamadda Ukraine.

Weerarka ayaa ka dhacay deegaanka Okhtyrka ee gobolka Sumy oo ay hadda go’doomiyeen ciidamada Ruushka.

Shaqaalaha gargaarka degdegga ah ayaa wali baadigoobaya dad ka badbaaday weerarka oo burburka ku hoos jira.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post