588 Views

Xaalada Magaalada dhuusamareeb oo caawa dagan kadib dagaal maanta ka dhacay

Xaalada Magaalada dhuusamareeb oo caawa dagan kadib dagaal maanta ka dhacay
____________________________________________________________________________

Talaado: January 4, 2022

Wararka ka imaanaya caawa  magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa shegaya in ay dagan tahay xaalada magaaladaas ay tahay mid dagan.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay isku dheceen Ciidamo ka tirsan kuwa GorGor iyo Ciidanka Booliiska ee ilaaliya xarunta degmada iyo baraha koontarool ee ku dhaw.

Sidoo kale Dagaalka oo aan khasaraha uu dhaliyay ayaa socday mudo ku dhaw toban daqiiqo sidoo kale waxaa istaagey isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Waxaa caawa dagan xaalada magaalada waxaana jira Qasaare ka dhashay dagaalkaas, waxaana jira in caawa halkaas ay ka socto in xaalada la dajiyo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post