4761 Views

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa

____________________________________________________________________________

Muqdisho, 13 January 2016: Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya mudane Bashiir Ciise, ayaa shalay shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ku yaalla Magaalada Muqdisho asga oo u digayaa sharikad ajnabi ah ee Banki ka furatay magaalada Boosaaso ayada oo an Ruqsad ka haysanin Bankiga Dhexe.

Gudoomiyaha ayaa si toos ah u sheegay in cid an sharci ka haysanin Bankiga Dhexe ee Qaranka aysan ka furan karin Banki Soomaaliya gudaheeda. Sidaas darteed waa in ay iska xiraan, jidka sharciga ahna soo maraan.

Hoos ka dhegayso faah-faahinti Shirka Jaraa’id

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment