972 Views

Atoore caan ah oo geeriyooday

Atoore caan ah oo geeriyooday
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL | August-29-2020
-Atoorihii kaalinta libaaxa lahayd ka qaatay filimkii Black Panthe ayaa la xaqiijiyay in uu goor dhow ku geeriyooday dalka Mareykanka.

Chadwick Boseman oo ahaa 43 sanno jir ayaa ku geeriyooday magaalada Los Angeles, waxa uuna la noolaa xaaskiisa iyo qoyskiisa.

Boseman ayaa labadii bilood ee lasoo dhaafay ku jiray isbitaal waxaana uu ugu dambeyntii uu u geeriyooday xanuunka kansarka.

“Chadwick waxa uu ahaa Dagaalyahan geesi ah, waxa uuna idin soo jilay filimaan aad wada jeclaateen.” ayaa lagu yiri War kasoo baxay qoyskiisa.

Filimaantii uu jilay waxaa ka mid ahaa Marshall to Da 5 Bloods iyo Black Panthe oo uu aad ugu soo caanbaxay


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
_____________________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post