Somalia: Who runs new banknote factory in Puntland? Posted on October 17, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Deputy Parliament Speaker, Abdihamid Sheikh Abdisalam Muqdisho, 17 October 2015 – GAROWE ONLINE EXCLUSIVE: Puntland government in northern Somalia installed controversial printing plant in…Read more »
Wasiirka Maaliyadda XFS oo heshiis lagu bixinayo mushaarka Ciidamada Xooga la saxiixday dowladda Imaaraatka Carabta Posted on October 17, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 17, Oct, 2015….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farketi ayaa maanta heshiis ay dowladda Imaaradku ay ku bixinayso mushaarka ciidamada kula…Read more »
Guddoomiye Jawaari “Dib ayaa loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka” Posted on October 17, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 17 October 2015 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad…Read more »
Kulan looga hadlayay qorshaha horumarinta Qaranka oo Muqdisho ka furmay Posted on October 17, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 17 October 2015 – Munasabadaani oo lagu daahfurayey qorista qorshaha horumarinta Qaranka ee sanadaha 2017-2019-ka oo ay wado Wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah…Read more »
Wasiirka amniga oo Imaaraadka Carabta ka guddoomay doonyo dheereeya Posted on October 17, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo taliyaha ciidanka booliska Sareeyo…Read more »
Wasiir Maareeye Oo Furay Adeeg Cusub Toos U Tabinaya Wararka iyo Barnaamijyada TV-ga Qaranka Posted on October 17, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta xarigga ka jaray adeeg cusub oo lagu soo…Read more »
Shaqaalihi diyaaraddii Dhacday oo loo duulinayo dalkooda Posted on October 17, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ay dalkooda dib ugu laabanayaan shaqaalaha diyaaraddii ku soo…Read more »
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Posted on October 17, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Mogadishu, 17 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo…Read more »
R/wasaare Sharma’arke oo booqday mowlaca Sheekh Muxudiin Celi Posted on October 17, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 17 October 2015 – R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta booqday Masjidka iyo mowlaca Sheekh Muxiyadiin Celi. R/wasaaraha waxaa…Read more »
Diblomaasiyiin Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray dalka India . Posted on October 17, 2015 by QOL Editor | 0 Comments New Delhi, October 16, 2015 – Illaa iyo 20 diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa…Read more »