4290 Views

Wasiir Maareeye Oo Furay Adeeg Cusub Toos U Tabinaya Wararka iyo Barnaamijyada TV-ga Qaranka

____________________________________________________________________________

IMG_00501

Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane  Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta xarigga ka jaray adeeg cusub oo lagu soo kordhiyay Telefishinka Qaranka,  kaasoo ah in uu si toos ah u tebinayo barnaamijyada iyo wararka ka baxa SNTV.

Wasiirka oo uu wehliyo wasiir ku xigeenkiisa C/llaahi Colaad Roobe,  agaasimaha Telefishinka Qaranka C/raxmaan Yuusuf Alcadaala iyo mas’uuliyiin kale ayaa si toos ah xarigga uga jaray adeega cusub oo ah toos u tabindoona wararka iyo barnaamijyada kabaxa SNTV.

IMG_00501

IMG_0053 (1)

IMG_00551

IMG_00631 (1)

———————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment