2025 Views

Dad ku dhintay doox ay ku dabaalanayeen Magaalada Garowe

Dad ku dhintay doox ay ku dabaalanayeen Magaalada Garowe
____________________________________________________________________________

May  22 2021

Ilaa iyo shan carruur ah oo labo ka mid ah ay hablo yihiin oo rabay inay ku dabaashaan ceelal ku yaalla agagaaraha magaalada Garowe ayaa toddobaadyadii u dambeysay ku dhintay halkaas.

Booliiska waxay digniinno ka soo saareen khatarta ka dhalan karta dhulka biya qabatinka ah ee ay roobabku ka da’een ee ay dhalintu u dabaal tagaan,

Sidoo kale ceelasha qaarkood ciidan ilaaliya dul dhigaya si looga gaashaanto khatarta ka iman karta.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post