870 Views

Gudoomiye Shuute oo ka digay xariga Sharci darada ah

Gudoomiye Shuute oo ka digay xariga Sharci darada ah
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 25-2020–Gudoomiyaha Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sidda Xasan Cali Nuur Shuute ayaa si weyn uga digay in mas’uuliyiinta iyo taliyeyaasha Ciidanka ay dadka aysan marsiin baaritaano ku heystaan xabsiyadda.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay qof walba oo uu soo xiro hoggaanka baarista in si deg deg ah loo geeyo Xeerilaalinta iyo Sidoo kale Maxkamaddaha si loogu aqoonsado in uu yahay eedeysane haddii Maxkamaddu ogolaato.

Waxaa uu xusay in qof walba oo Hay’addaha Ammaanka soo xiraan oo la horgeeyo si deg deg ah Maxkamaddaha iyo xeerilaalinta in uu xarigiiso noqon doono Mid Sharci ah.

Gudoomiyaha Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sidda Xasan Cali Nuur Shuute ayaa si weyn uga digay in mas’uuliyiinta iyo taliyeyaasha Ciidanka ay dadka aysan marsiin baaritaano ku heystaan xabsiyadda.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay qof walba oo uu soo xiro hoggaanka baarista in si deg deg ah loo geeyo Xeerilaalinta iyo Sidoo kale Maxkamaddaha si loogu aqoonsado in uu yahay eedeysane haddii Maxkamaddu ogolaato.

Waxaa uu xusay in qof walba oo Hay’addaha Ammaanka soo xiraan oo la horgeeyo si deg deg ah Maxkamaddaha iyo xeerilaalinta in uu xarigiiso noqon doono Mid Sharci ah.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post