753 Views

Cumar Filish oo Magacaabay Guddoomiye degmada Deyniile

Cumar Filish oo Magacaabay Guddoomiye degmada Deyniile
____________________________________________________________________________

Arbaco: May 25, 2022

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Filish ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Deyniile, sida lagu baahiyay wareegto ka soo baxday Xafiiska Maayarka.

Guddoomiyahan cusub oo lagu magacaabo Cabdishakuur Abuukar Macalim ayaa lagu badalay Guddoomiyihii hore Maxamed Abuukar Jacfar, oo noqday Xubin kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Hoos ka akhriso wareegtada

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post