1692 Views

Sawiro:-Duqa Muqdisho Oo Howlo Kormeer Iyo Dhagax Dhig Maanta Ka sameeyey Dagmada C/Caziiz Ee G/Banadir

Sawiro:-Duqa Muqdisho Oo Howlo Kormeer Iyo Dhagax Dhig Maanta Ka sameeyey Dagmada C/Caziiz Ee G/Banadir
____________________________________________________________________________

Xeebta Suganta Liido ee Degmada Shingaani oo ay ku yaalaan dhismooyin Taariikhi ah oo ka turjumaayo taariikhda Gobolka Banaadir ayaa waxaa Maanta booqday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) halkaas oo ay Dowladda hoose Xamar ka fulin doonta howla kor loogu qaadayo Bilicda goobtaas.

Sidoo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax-dhigay Xarunta Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho taasi oo dib u dhis lagu sameyn doonno.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post