324 Views

Mashruuca biyo ballaarinta Boorama oo la daah-furay

Mashruuca biyo ballaarinta Boorama oo la daah-furay
____________________________________________________________________________

BOORAMA — Magaalada Borama waxaa shalay laga daah-furay,mashruuca biyo ballaadhinta ee magaaladaas, kaas oo soo socday muddo gaadhaysa sideed sannadood.

Mahsruucan ayaa la filayaa inuu wax weyn ka taro xaddiga biyaha ee ay magaaladu hesho.

Warbixintan waxaa Boorama kasoo diray weriyaha VOA Haashin Sheekh Cumar Good.

https://www.voasomali.com/embed/player/0/7307483.html?type=audio

https://www.voasomali.com/a/mashruuca-biyo-ballaarinta-boorama-oo-la-daah-furay/7307483.html

__________________________________________________________________

Sources: VOA

__________________________________________________________________

Qaranimo Online

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post