954 Views

Axmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay Kismaayo

Axmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay Kismaayo
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | August-23-2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland AxmMaxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland.

Madaxweynaha ayaa maalmahii lasoo dhaafay Safar Caafimaad ku joogay Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya, iyada aysan jirin faah faahino kale oo laga helay safarkiisa.

Labada Madaxweyne ku xigeen Iyo xubno katirsan labada gole ee Jubbaland ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Magaalada Kismaayo.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post