1590 Views

Wiil Soomaali ah oo ku guuleystay is-reeb-reebka golaha degaanka Barron

Wiil Soomaali ah oo ku guuleystay is-reeb-reebka golaha degaanka Barron
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | February 20, 2019–Isaaq Cabdi Maxamed (Gaaddaay) ayaa ku guuleystay is reeb reebka doorashada golaha deegaanka ee magaalada Barron, gobolka Wisconsin ee dalkan Mareykanka

Doorashadan oo aheyd mid gaar ah, ayaa natiijadii ugu dambeysay lagu dhawaaqay waxana la geli doonaa doorashada guud April 2 sanadkan.

Waxaa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay guusha uu maanta gaaray, islamarkaana uu rajo ka qabo in uu kusoo baxo doorashada dhaceysa Bisha Afraad ee Sanadkaan.

Doorashooyinka Mareykanka ayaa sanadyadii ugu dambeeyay waxaa kusoo baxay Soomaali badan oo helay xilal kala duwan.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment