663 Views

Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in lagu joojin karo dagaalka Ukraine ay tahay wadahadal toos ah oo ay wada-galaan isaga iyo madaxweyne Vladimir Putin.

Madaxweynaha Ukraine oo  sheegay in  lagu joojin karo dagaalka Ukraine  ay tahay wadahadal toos ah oo ay wada-galaan isaga iyo madaxweyne Vladimir Putin.
____________________________________________________________________________


khamiis: March 3, 2022

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay wadada ugu dhaw ee lagu joojin karo dagaalka Ukraine in ay tahay wadahadal toos ah oo ay wada-galaan isaga iyo madaxweyne Vladimir Putin.

“Ma dooneyno inaan weerarno Ruushka, mana qorsheyneyno in aan weerarno. Maxaad naga rabtaan annaga? Nooga taga dhulkeena” ayuu yiri

Wuxuu intaas ku daray isaga oo soo xiganaya wada hadal ka dhacay miis dheer bishii hore:

“Aan wada fariisano. 30 mitir meel ay noo dhaxaysana ha fariisan, sidii aad sameysay markii aad la kulmeysay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron”

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post