1758 Views

Dhageyso:-Xilliga Ay Dhaceyso Doorashada Golaha Wakiilada Soomaaliland Oo La Shaaciyay

Dhageyso:-Xilliga Ay Dhaceyso Doorashada Golaha Wakiilada Soomaaliland Oo La Shaaciyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 21, 2019–Kulan Maanta ay xaruntooda Magalada Hargeysa ay ku yeesheen Xubnaha Golaha Guurtida Soomaaliland ayaa waxa ay mudo kordhin ugu sameeyeen Golaha WakiiladaSoomaaliland.

Sidoo kale kulanka waxaa lagu shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Golaha wakiilada,waxaana kulanka xadiray 70 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliland.

Golaha Guurtida ayaa Go’aamiyay in bisha 12aad ee Sanadkaan 2019 halka mudo xileedka Golaha Wakiilad ay ku ekaan doonto bisha koobaad Sanadka soo socda ee 2020.

Guddoomiyaha Golaha guurtada Soomaaliland Saleemaan Maxamuud Aadan ayaa ku dhawaaqay Natiijada shirkaasi kasoo baxday,xilli weli uu khilaaf xoogan ka dhex jiro Xisbiyada Soomaaliland.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment