969 Views

Ciidamada Xeebaha Galmudug oo Gacanta ku dhigay Marka si Sharci dara ah uga Kaluumaysanayay Xeebaha Galmudug

Ciidamada Xeebaha Galmudug oo Gacanta ku dhigay Marka si Sharci dara ah uga Kaluumaysanayay Xeebaha Galmudug
____________________________________________________________________________


Axad: November 14, 2021

Ciidamada ilaalada xeebaha Maamulka  Galmudug ayaa howlgal ay sameeyeen waxaabay ku qabteen Markab si sharci darro ah uga kaluumeysanayay aaga xeebta dagmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Markabka ay qabteen Ciidamada Xeebaha Galmudug ayaa waxaa ka dul badanayey calanka dowladda Shiinaha sida ay sheegeen  Saraakiisha Ciidanka Badda Maamulka Galmudug.

Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha degmada Hobyo Cabdiraxmaan Cali Dbiblaawe ayaa sheegay in markabka ay saaran yihiin 17 Kalluukeysato u dhashay dalalka Shiinaha, indonesia iyo Hindiya.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post