1035 Views

Dowlada UK oo liiska gaduudan ee COVID-19 ka saartay dalal ay ku jirto Soomaaliya

Dowlada UK oo liiska gaduudan ee COVID-19 ka saartay dalal ay ku jirto  Soomaaliya
____________________________________________________________________________


Jimco: October 8, 2021

Laga bilaabo 11 bishaan aynu ku jirno ee October ayaa waxaa UK liiska gaduudan ama casaanka ah ee Karoona virus ay ka saaraysaa dadka ka tegaya Soomaaliya ee u socda UK.

Xoghayaha gaadiidka ee UK Grant Shapps ayaa ku dhawaaqay talaabadan oo ay soo dhaweeyeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool UK.

Arrintan ayaa ka dhigan in dadka Soomaaliya ka imaanaya ay toos u soo gali karaan UK, iyaga oo aan meel kale soo marin ama aan la galin karantiil.

Wadamada Liiska guduudan laga saaray oo Somalia kujirto waxaa soo raaca wadamada kala.ah Afghanistan
• Angola
• Argentina
• Bolivia
• Botswana
• Brazil
• Burundi
• Cape Verde
• Chile
• Congo (Democratic Republic)
• Costa Rica
• Cuba
• Eritrea

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post