837 Views

Xukuumadda Shiinaha oo markale diniin adag u jeedisey maamulka madaxweyne Donal Trump

Xukuumadda Shiinaha oo  markale diniin adag u jeedisey maamulka madaxweyne Donal Trump
____________________________________________________________________________

Jimco: January 8, 2021

Xukuumadda Shiinaha ayaa markale diniin adag u jeedisey maamulka madaxweyne Donal Trump, kadib markii safar wakhtigiisa laga soo gaabiyey uu ku tagey Safiirka Mareykanka u jooga Qaramada midoobey maamulka Twain ee hoostaga Dhulweynaha Shiinaha.

Xukumadadda Bejing ayaa dhigeeda Waashington u sheegtey in ay ixtiraamto Shuruucda Caalamiga ah hadii kale ay macquul tahay in Xaalada ay gaarto meel aad u adag hadii aaney hakin damaca faragalineed ee ku kacayso Dowladda Mareykan.

Waa markii labaad muddo 40 Sanno ah uu diblamaasi Ameerikaan ah uu gaaro maamulka asi Twain iyada intii uu Trum xafiiska joogeyna Balaayiin doolar uu he shiis kula galey Trum in uu hub ugu iibiyo taasi oo baalmarsan Xeerarka Caalamiga ah sida ay ku doodeyso Dowladda shiinaha. 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post