657 Views

Sawiro: Wasiir Xasan Macalin Oo Kulan La qaatay Wadi Ka socda UNICEF

Sawiro: Wasiir Xasan Macalin Oo Kulan La qaatay Wadi Ka socda UNICEF
____________________________________________________________________________

Xasan Macalli Maxamuud wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, wasiir ku xigeenka wasaaradda mudane Axmed Cabdiraxmaan Xasan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa la kulmay masuuliyiin ka socday hay’adda UNICEF.

Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta shaqooyinka socda ee arrimaha dhowrista xuquuqda carruurta iyo sidii loo xoojin lahaa Wada-Shaqaynta.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post