708 Views

Wakiilada beesha caalamka oo la filayaa inay goor dhaw la kulmaan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Wakiilada beesha caalamka oo  la filayaa inay goor dhaw la kulmaan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.
____________________________________________________________________________

April 8-4-2021

Wararka ka imaanaya Xalane ayaa sheegaya in lagu wado in goor dhaw uu shir halkaasi uga furmo, Wakiilada beesha caalamka iyo Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa fashilka ku yimid shirka u dhexeeyay madaxda DFS, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Sidoo kale Shirkan ayaa ku soo aadaya, kadib markii xalay magaalada Muqdisho ay kulan ku yeesheen Madaxweynayaasha Galmudug, Hirsharbelle iyo Koofur Galbeed iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post