1341 Views

Golaha Baarlamaanka Dowad Deegaanka Soomaalida oo kallfadhigoodii lixaad maanta u doortay Af-hayeenka golaha Ayaan Cabdi

Golaha Baarlamaanka Dowad Deegaanka Soomaalida oo  kallfadhigoodii lixaad maanta u doortay Af-hayeenka golaha Ayaan Cabdi
____________________________________________________________________________

 Isniin: October 18, 2021

 Golaha Baarlamaanka Dowad Deegaanka Soomaalida ayaa kallfadhigoodii lixaad maanta u doortay Af-hayeenka golaha Ayaan Cabdi., sida lagu shaaciyay bogga Xafiiska Warfaafinta Deegaanka Soomaalida.

Waxaa markii ugu horreysay si rasmi ah loo dhaariyay Gololaha Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida .

Madasha ay ka socotay munaasabadda ayaa sidoo kale lagu dhaariyay Xildhibaanada Dowlad Deegaanka iyadoo uu dhaariyay Gudoomiyaha Maxkamada Guud Cabdulaahi Siciid Cumar.

Af-hayeenka cusub, Ayaan Cabdi ayaa si rasmi ah maanta ula wareegtay xilka Afhayeenka Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaal

BBC

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post