561 Views

Sable Niguse waa gabadha uu ninkeeda si arxan darra ah ugu dilay magaalada Addis Ababa.

Sable Niguse waa gabadha uu ninkeeda si arxan darra ah ugu dilay magaalada Addis Ababa.
____________________________________________________________________________

Khamiis: February 3, 2022

Sable Niguse waa gabadha uu ninkeeda si arxan darra ah ugu dilay magaalada Addis Ababa.

Gabadha walaalkeed oo lagu magacaabo Yakoob Niguse ayaa BBC uga warramay sida uu dilka walaashii uu u dhacay.

Khilaafka Sababay inuu seygeeda uu dilo wuxuu dhacay Bishii hore, xilli habeen ah oo ninkeeda uu ka yimid magaalada ayuu albaabaka guriga soo garaacay.

Kaddibna xaaski markii ay seygeeda albaabka ka furtay ayuu ku yiri maxaad si degdeg ah albaabka iiga furi weyday wuxuuna wajiga kaga dhuftay furo uu gacanta ku hayey.

“Marka uu guriga gudaha u galayna wuxuu soo qaatay middi wuxuuna ka geliyey qoorta, kaddibna gaas ayuu ku bilbilay dab ayuna qabadsiiyey isbitaalka ayaa markiiba loola carary maalmo markii isbitaal lagu dabiibayey kaddib ayey dhaawaci soo gaaray ayeywalaasheey Sable u geeriyootay,” ayuu yiri Yakoob.

Sable oo ka soo baxday Jaamacadda Dabuub in mudda ah waxay ka shaqeyneysay Xaruunta Bangiga Hibret ee dalka itoobiya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post