1143 Views

Safaaradaha Mareykanka, Canada iyo Netherlands ee Turkiga oo ku dhawaaqay in ay ka laabten faragalintii Turkiga ay ku hayeen.

Safaaradaha Mareykanka, Canada iyo Netherlands ee Turkiga oo  ku dhawaaqay in ay ka laabten faragalintii Turkiga ay ku hayeen.
____________________________________________________________________________

Isniin: October 25, 2021

Xili 48 saac ka hor uu Dalka Turkiga amar ku baxshay in ay ka baxaan ku dhawaad 10 safaradood oo ah wadamada ugu waawayn reer galbeedka ayaa waxaa arintaas ka hadlay safaaradihii la amray.

Safaaradaha Mareykanka, Canada iyo Netherlands ee Turkiga ayaa ku dhawaaqay in ay ka laabten go’aankii ay soo saareen 18 bishan isla markaana u hogaansameyaan qodobka 41 ee heshiiska diplomaasiyadda ee Vienna, kaas oo qeexaya u hogaansanaanta sharciga dalka martidada loo yahay.

Sidoo kale  arrintan ayaa ka dambeysay go’aankii madaxweyne Erdogan ee ahaa in aan dalka laga rabin (PERSONA NON GRATA) 10 danjire oo ay dalalkan ku jiraan ay ka baxaan dalkaas

.Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post