6099 Views

Gabre oo si rasmi ah loo ogaaday howsha uu Somalia u dhax joogo.

Gabre oo si rasmi ah loo ogaaday howsha uu Somalia u dhax joogo.
____________________________________________________________________________

Muqdisho, May 14, 2016: Maxamed Cabdi Afeey wakiilka IGAD ee Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay waxyaabaha keenay in Jeneraal Gabre ku sugnaado Soomaaliya uuna kamid noqdo dadka dhex dhexaadiyo dadka Soomaaliyeed ee marar badan is qabtay.

Afeey, wuxuu sheegay in Jeneraal Gabre uu yahay xubin ka tirsan xafiiska IGAD ee Soomaaliya uuna ka qeyb qaato fududeynta howlha xafiiska IGAD ee Soomaaliya, sida uu sheegay Afeey.

Sidoo kale wuxuu sheegay iney doonayaan haddii IGAD ay yihiin dowlad Soomaaliyeed oo ka hana qaada dalka Soomaaliya , sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka daawo wareysiga oo dhamaystiran.

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment