420 Views

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya.
____________________________________________________________________________

Arbaco: July 13, 2022

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland  Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo booqasho ku timid Jubaland.

Kulanka looga hadlay taageerada  Dowlada Ingiriiska ee dhinacyada kala duwan gaar ahaan sidii xal waara loogu heli lahaa musiibooyinka soo noqnoqda, nabadgalyada iyo sidii Dowlada Ingiriiska ay u bilaabi lahayd mashariic horumarineed iyo taageero dhinacayada kala duwan ah oo ay ka fulin doonto Jubaland.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post