Moqdisho, November 11, 2015 —Baarlamaanka ayaa dood kulul ka yeeshay arinta derbiga ay Kenya ka dhiseyso Xuduudda Soomaaliya, waxaana dooda Mudaneyaasha Baarlamaanku guntooda…
Moqdisho, November 11, 2015 — Baarlaamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya Hindise sharciyeedka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka kulan ay ku yeelanayaan…