993 Views

Xildhibaan Mahad Salaad “Xildhibaanada habargidir ayaa hada soo gaaray oo aan ka mid ahay xaafada shirkole..

Xildhibaan Mahad Salaad “Xildhibaanada habargidir ayaa hada soo gaaray oo aan ka mid ahay xaafada shirkole..
____________________________________________________________________________

April 16-4-2021

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa goor dhawayd shaaciyay in uu gaaray xaafada shirkole, asaga iyo Xildhibaano uu ka mid yahay oo ka tirsan beesha H/gidir.

Mahad Salaad ayaa ugu baaqay Ciidamada caawa lagu soo daabulayo shirkole in laga daayo oo Colaada uu hurinayo Farmaajo uu joojiyo.

Aqoro Mahad Salad oo Bogiisa ku soo koray Qoraalkan

Xildhibaanadeena Habar Gidir ayaa hada soo gaaray Shiirkole. Farmaajo, Fahad iyo Biixi dadkeena ayay duulaan ku yihiin. Dadkeena waxaan ugu baaqaynaa in ay iska difaacaan cadowga iso soo bahaystay. Waanan ka guuleysanaynaa inshaa’allah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post