1206 Views

Dilkii Hogaamiyihii Al-qaacida Osama Bin Laden oo ka soo wareegtay 10 sano

Dilkii Hogaamiyihii Al-qaacida  Osama Bin Laden oo ka soo wareegtay 10 sano
____________________________________________________________________________

May 3-2021

10 sano ayaa laga joogaa markii Ciidamo hubaysan oo Maraykan ahi ay dalka Pakistan ku dileen hoggaamiyihii al-Qaacidda Usaama Ben Laden.

Osaama oo muddo dheer hoggaaminayey ururka al-Qaacida ayaa saamayn weyn ku yeeshay caalamka oo idil kaddib weerarkii 11-kii Sebtember 2001-dii.

Haddaba, 10 sano kaddib dilkiisii maxaa iska baddlay ururkii Alqaacidda ee uu hoggaamin jiray iyo weerrradii ay ku qaadi jireen meelo badan oo ka mid ah adduunka.

Su’aashaas iyo kuwo Kale waxaa ka jawaabaya Abdiraxmaan Haddaana oo arrimaha Islaamka iyo dunida Carabta ka faallooda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post