1128 Views

Madaxweynaha KG oo Guddi u saaray dilalkii ka dhacay Magalada Baydhabo

Madaxweynaha KG oo Guddi u saaray dilalkii ka dhacay Magalada Baydhabo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL August 12, 2019 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) aya guddi soo baara u Magacaabay dhacdadii dadka lagu dilay ee 9-kii Bishaan ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa isgu jira Wasiiro ka tirsan koonfur Galbeed, taliyeyaal Ciidan & Maamulka gobolka Baay iyo kana degmada Baydhabo.

Dilalkii ka dhacay Magalada Baydhabo ayaa waxaa ka mid ahaay dadkii lagu dilay Cali Aadan Marguus oo ka mid ahaa Ganacsatada ugu Caansan deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga uu Magacaabay Madaxweynaha KGS

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment