2586 Views

Musharaxiinta Isbadal Doonka Koonfur Galbeed Oo Lakulmay Waxgaradaka Maamulkaasi

Musharaxiinta Isbadal Doonka Koonfur Galbeed Oo Lakulmay Waxgaradaka Maamulkaasi
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 —IKulankan Oo Ahaa Kulan Xasaasi Oo Dhaxamaray Waxgaradaka Siyaasiyiinta Iyo Qaarkamid ah Musharaxiinta Isbadal Doonka Koonfur Galbeed Ayaa Looga Arinsaday Doorashada Ka Dhici Doonta Koonfur Galbeed Dabayaaqada Bishan

Musharaxiinta Iyo Waxagaradaka Koonfur Galbeed Ayaa Isla Meeldhigay In Ay Ka Dhabeeyaan Rabitaanka Shacabaka Koonfur Galbeed

Waxa Ayna Sidoo Kale Isla Gaareen In Odiyada Dhaqanka Iyo Musharaxiinta In Dawlada Ay Faragalinta Ka Dayso Doorashada Iyada Oo Eegaysa Rabitaanka shacabaka Koonfur Galbeed Soomaaliya

17 –Bishan ayaa Lagu Madalsanyahay in doorashada madaxweynaha ay ka dhacado baydhaba iyada Oo Ay Doorashadaa Kuwada Loolami doonaan Musharaxiin Dhowr ah Oo Uu Kamidka yahay Musharax Maxamed Aden Farkeeti Yuusuf Amiin Badiyo

Xassan Xaaji Ibraahim

Shekh Mukhtar Rooboow Cali Abuu Mansuur Iyo Kuwa Kale Oo Farabadan Ilaa Hadana Lam-qiyaasi karo cida kusoo bixidoonta doorashadaasi waloow Siyaasiinta Qaar ay usaadalinyaan wasiirkii Horre Ee Maliyada Mudane Mohamed Aden Farkeeti

Oo Ay Sheegayaan In Uu Yahay Aqoonyahan Samata Bixinkara Koonfur Galbeed Taageeradii Ugu Badnaana Kahaysata Shacabka Koonfut Galbeed Soomaaliya

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment