837 Views

Kulan Dhuusamareeb uga socdo Madaxda Dowladda & Dowlad Goboleedyada

Kulan Dhuusamareeb uga socdo Madaxda Dowladda & Dowlad Goboleedyada
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 20 2020–Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa weli ka socda kulamo horudhac u ah Shirka la filayo in uu dhawaan ka furmo,kaas oo u dhaxeeya Madaxda Sare ee Dowladda & Dowlad Goboleedyada.

Kulamadaan ayaa waxaa ay u dhaxeeyaan Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland, Galmudug, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.

Shirka loo balansan yahay ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah maalinta barrito ah uga furmo Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusomareeb,kaas oo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka dalka.

Wararka kusoo kordha kala socda www.radiorisaal.com

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post