258 Views

Abaar dhawr sano jirsatay oo ka taagan deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo.

Abaar dhawr sano jirsatay oo  ka taagan deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo.
____________________________________________________________________________

Isniin:January 30, 2023 

Abaar dhawr sano jirsatay ayaa ka taagan deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo.

Dadka deegaanka oo xaaladdu ay ku xun tahay ayaa waxaa soo dul degay qoysas kale oo la sheegay inuu soo barakiciyay ururka Al-Shabaab.

Xoolihii deegaankaas ayaa inta badan ku le’day abaarta iyo biyo la’aanta jirta.

Maamulka deegaankaas ayaa sheegay in aanay helin gargaar dadka wax u tari kara oo ilaa haatan la soo gaarsiiyay.

Maxamuud Cabdille Warsame waa guddoomiyaha Gerriley, xaaladda taagan halkaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post