1179 Views

Abiy ahmed oo codkiisa ka dhiibtay deegaankiisa Beshasha oo uu ku tegay diyaarad helikobtar ah.

Abiy ahmed oo   codkiisa ka dhiibtay deegaankiisa Beshasha oo uu ku tegay diyaarad helikobtar ah.
____________________________________________________________________________

Isniin June 21 2021

 

Doorashooyinka gobol iyo kuwa baarlamaaniga ah oo waqtigooda ka soo daahay ayaa maanta ka dhacay dalkaasi Itoobiya, marka laga reebo gobollada qaar.

Gobolka Tigray ayaysan ka dhicin doorashada, sababo la xiriira dagaalkii ka qarxay bishii November ee sanadkii hore.

Sidoo kale Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaysn ka dhicin doorashada.

Abiy, oo 45 jir ah, ayaa waxaa dowladdiisa hareeyay isbeddello siyaasadeed iyo kuwo dhaqaale, kaddib markii isbahaysiga xukunka haya uu talada u doortay sanadkii 2018.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post