342 Views

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gargaar waydiisanaya hay’adda cuntada adduunka ee FAO

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gargaar waydiisanaya hay’adda cuntada adduunka ee FAO
____________________________________________________________________________

Talaado: February 14, 2023

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo weli booqasho ku jooga dalka Talyaaniga ayaa waxa lagu wadaa inuu halkaa shirar kula yeesho madaxda hay’adda qaramada midoobay ee cuntada FAO.

Kulankaas ayaa dadka la socda dhibaatooyinka ka dhashay abaaraha ba’an ee Soomaaliya ku habsaday ay sheegayaan in lagaga hadli doono sidii kaalmo dheeraad ah loo siin lahaa wadankiisa.

Shukri Siciid oo ah saxafiyad Soomaaliyad ah oo degan magaalada Rome ee Talyaaniga ayaa faahfaahintan naga siisay arimahaas waxay se marka hore ku bilaabaysaa ilaa haatan kulamadda uu madaxda Talyaaniga la yeeshay iyo in wax heshiisyo ah la kala saxeexday iyo in kale.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post