513 Views

Dabaylo aad u xoogan oo ku dhuftay deegaanno kamid ah Puntland

Dabaylo aad u xoogan oo ku dhuftay deegaanno kamid ah Puntland
____________________________________________________________________________

Talaado: July 05, 2022

Waxaa maalmihii la soo dhaafay ka dhacaysay qaybo ka mid ah deegaannada Puntland dabayl xaagaa waayeelka dhulkaa ku nooli sheegeen in aanay taas oo kale arag.

Waa dabaylo xawaare sare ku socda sidoo kalena ay ku ladhan yihiin habaaskii iyo wixii bacaad ah ee ay dul maraan oo ay sitaan.

Waa dhul xaalufay oo geed celiyaa jirin iyo geddiisee bal hadda sida ay dabaylahaasi dhul, dad iyo duunyaha u dhibeen waxa ka waramay weriye Maxamed Xasan Dhalo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post