957 Views

AKHRISO: Kiisaska Corona Virus ee laga helay dalalka Bariga Afrika

AKHRISO: Kiisaska Corona Virus ee laga helay dalalka Bariga Afrika
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 25 2020–Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay Kiisas dhan 336 guud ahaan dalka Kenya , dhimashadu waa 14 ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 94 ruux.

 

Dalka Jabuuti 999 ruux ayaa la xaqiijiyay in guud ahaan uu ku dhacay, waxaa dhintay labo ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 330.

 

Itoobiya 117 ruux ayaa la xaqiijiyay guud ahaan dalka Itoobiya, dhimashadu waa Saddex ruux waxaa ka bogsaday 25 ruux.

 

  1. Somalia – 328
  2. South Sudan – 5
  3. Sudan – 174
  4. Djibouti – 999
  5. Eritrea – 39
  6. Kenya – 330
  7. Uganda – 74
  8. Ethiopia – 117

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment