258 Views

Cod-bixiyayaasha dalkan Maraykanka oo isku diyaarinaya doorashada Xiliga dhexe ee loo yaqaano Midterm-ka

Cod-bixiyayaasha dalkan Maraykanka oo  isku diyaarinaya doorashada Xiliga dhexe ee loo yaqaano Midterm-ka
____________________________________________________________________________

Sabti: NOVEMBER 5, 2022

Cod-bixiyayaasha dalkan Maraykanka ayaa isku diyaarinaya doorashada Xiliga dhexe ee loo yaqaano Midterm-ka, taasi oo qabsoomi doonta 8-da bishan November.

Sidii aad maalmihii tagay ku maqasheen idaacadeheenna, Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa barnaamijyo gaar ah oo taxane ah oo ku saabsan doorashadan idiin soo gudbinaysa.

Tixanahan ayaa qeybtiisan waxa aan kaga hadli doonaa Soomaalida u tartameysa heerarka kala duwan ee aqallada sharci-dejinta ee dhowr gobol oo ka tirsan Mareykanka. Tiradii u badneyd ee Soomaali-Mareykan ah ayaa sanadkan u tartamaya kana qeybgalaya doorashada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post