648 Views

Akhriso:- Galmudug oo Magacaawday Guddi ka kooban 9 Xubnood

Akhriso:- Galmudug oo Magacaawday Guddi ka kooban 9 Xubnood
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 06, 2021Wasaaradda Arrimaha  Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi kumeel gaar ah oo  maamula u magacowday Degaanka Bacaadweyne  oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug  ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 9 xubnood oo ka mida bulshada degmadaasi.

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee  Wisil ee Gobolka Mudug ayaa waxaa loo Magacaabay Cabdi Naasir Axmed Yuusuf.

Hoos Ka Akhriso Magacyada guddiga loo Magacaabay degaanka Bacaadwyene ee Gobolka Mudug.

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post