696 Views

Mareykanka oo taageeray Jadwalkii ay soo saareen Guddiga doorashooyinka

Mareykanka oo taageeray Jadwalkii ay soo saareen Guddiga doorashooyinka
____________________________________________________________________________

War lagu qoray Safaaradda Mareyanka ee Muqdisho boggeeda Twitter-ka ayaa lagu taageeray jadwalkii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee ku saabsan dhameystirka Xildhibaannada iyo dhaarintooda.

Qoraalka Safaaradda oo aad u koobnaa ayaa waxa lagu yiri” Waxaan rajaynaynaa in aan la kulanno Xildhibaannada cusub ee Soomaaliya kaddib markii la dhaariyo 14-ka Abriil, weliba xilli ku habboon”.

Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa sicad uga soo horjeestay Jadwalkii ay soo saareen Guddiga doorashooyinka heer Federaal, iyaga oo sheegay in uu yahay mid sharci darro ah

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post