888 Views

Dad lagu laayay masaajid ku yaal bariga gobolka Nangarhar ee Afghanistan

Dad lagu laayay masaajid ku yaal bariga gobolka Nangarhar ee Afghanistan
____________________________________________________________________________

April 18, 2021

Sideed qof oo isku qoys ah ayaa la dilay, ka dib markii ay weerareen koox aan la garaneyn oo ay ku rasaaseeyeen masaajid ku yaal bariga gobolka Nangarhar ee Afghanistan.

Toogashada ayaa ka dhacday habeenimadii Sabtida magaalada Jalalabad. Sida laga soo xigtay Gudoomiyaha Gobolka Nangarhar Ziaulhaq Amarkhil, dilka ayaa u muuqata mid salka ku haya muran dhul.

Shan walaalo ah iyo saddex ka mid ah wiilasha ay ilma adeerka ahaayeen ayaa la dilay.

Sidoo kale Isku dhacyada la xiriira khilaafaadka dhulka ayaa muddo sanado ah ka socda guud ahaan wadanka Afghanistan. 

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post