300 Views

Shir looga hadlay Amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo lagu qabtay halkaas

Shir looga hadlay Amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo lagu qabtay halkaas
____________________________________________________________________________

Sabti: AUGUST 27, 2022

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa guddoomisay shirka amniga ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde oo ka qabsoomay Magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maxamed Cali Cumar , Wasiir ku-xigeenka, Sulub Axmed Firin , Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah, Maareeyaha Garoonka Aadan Cadde iyo agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyada.

Shirka ayaa waxaa warbixin ku aadan Amnifa Garooka Diyaaraha ee Aadan Cadde l looga dhageysatay Saraakiisha Amniga Dawladda Federaalka iyo kuwa Midowga Afrika ee ATMIS.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post