Baarlamaanka oo maalintii labaad su’aalo weydiinayo R/Wasaaraha iyo Taliyaha Nabadsugida
Muqdisho,3 March 2016: Waa maalinti labaad ee Xildhibaanada Baarlamaanka su’aalo weydiinayaan Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida, iyadoo kulanka uu albaabada u xiran yahay,…