Taliyeyaha Booliska, kan Nabadsugida iyo Wasiirka Amniga oo Baarlamaanka hor-tagaya
Muqdisho, 1 March 2016: Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida ayaa lagu wadaa inay maanta hor-tagaan Baarlamaanka, si su’aalo looga weydiiyo arrimaha amniga dalka…