45 Views

Jabuuti oo ka hadashay is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya, iyo jawaabta Somaliland

Jabuuti oo ka hadashay is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya, iyo jawaabta Somaliland
____________________________________________________________________________

WASHINGTON — Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo nagu soo boqoday xarunta VOA ee Washington ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Ethiopia iyo Somaliland.

Falastine Axmed Iman ayaa wasiirka wareysigan la yeelatay.

Sidoo kale, waxaan la xiriirnay wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland, Dr. Isse Keyd Maxamuud oo ku sugan Maraykanka si uu uga jawaabo hadalka wasiirka maaliyadda Djibouti.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa Khadka taleefonka kula xiriiray Isse Kayd, wuxuuna weydiiyay sida uu u arko hadalka wasiirka Maaliyadda Djibouti.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post