804 Views

Dalka Britain oo cunaqabateyn ku soo rogtay dalka Belarus

Dalka Britain oo cunaqabateyn ku soo rogtay dalka Belarus
____________________________________________________________________________


khamiis: March 3, 2022

Britain ayaa ku dhawaaqday qeybtii ugu horeysay ee cunaqabateyn ka dhan ah dalka Belarus oo ku saabsan taageerada ay u fidisay duullaanka Ruushku uu ku qaaday dalka Ukraine.

Tallaabadan ayaa imanaysa maalmo uun kadib markii Britain ay cunuqabateyn kusoo rogtay bangiyada Ruushka iyadoo u mareysa xannibaadda hanaanka caalamiga ah ee lacag-dirista bangiyada ee loo yaqaano SWIFT.

Sidoo kale Xayirtaadaan ayaa imaanaysa Xili Diyaaradaha ka imaada Ruushka ay joojiyeen Wadamada Yurub Maraykanka iyo Canada, waxayna arintaan cadayn u tahay dalalka yar yare e taageera Ruushka in Buudka lagula tuman doono.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post