747 Views

Alle-Bari ka dhan ah Boko Haram oo lagu qabtay Nigeria

Alle-Bari ka dhan ah Boko Haram oo lagu qabtay Nigeria
____________________________________________________________________________

Alle-Bari ka dhan ah Boko Haram oo lagu qabtay Nigeria

.

Axaddii, shacabka Borno, ee Waqooyi-Bari Nigeria, ayaa ka duceystay ururka xiriirka la leh Kooxda la baxday Khilaafada Islaamka.

Shacabkan waxay Alle weydiisteen in uu ka dulqaado dhibaatada mintidiinta Boko Haram ee shacabka saameysay.

Barrister Zahra Maiduguri, oo ka mid ah dadka hoggaaminaya aAlle-Bariga wuxuu sheegay in ay akhriyeen 41,837,016 oo duco oo Alle lagu weydiistay in uu soo nooleeyo nabaddii iyo wanaaggii gobolka.

Sidoo kale waxaa la akhriyay 13,669,000 istiqfaar iyo 10,688,00 Ya Ya Ladifu.

Duco ay ugu yeereen “O Kahharu” oo la socotay illaa hal milyan oo rakaco oo salad ah iyo salat al-fati.

Waxaa ducadaas la socday xoolo la qalay oo lagu quudiyay masaakiinta si Alle bedelkeeda u siiyo.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post