336 Views

Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Yaaqshiid Oo Xilka La Wareegay

Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Yaaqshiid Oo Xilka La Wareegay
____________________________________________________________________________

Axad: OCTOBER 30, 2022

Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Yaaqshiid Mudane Suleymaan Maxamuud Maxamed ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Degmada Yaaqshiid Mudane Axmed Cariif kadib Munaasabad Kooban oo Maanta ka dhacday Xarunta Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabadaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Mas’uuliyiin kala gedisan oo ka kala socday Maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Odayaal dhaqan iyo Bulshada qeybahooda kala duwan, iyadoona Guddoomiyahii hore lagu amaanay shaqooyinkii uu kasoo qabtay Degmada inta uu xilka haayay. waxaana sidoo kale Guddoomiyaha cusub lagula dardaarmay in uu ka shaqeeyo horumarinta Degmada Yaaqshiid.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post