1554 Views

Sawiro;-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxdii lagu marti-qaaday Garoowe

Sawiro;-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxdii lagu marti-qaaday Garoowe
____________________________________________________________________________

uqdisho | QOL | Janaayo 27, 2019 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la yeeshay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka.

Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo Mudane Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Sen.  Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.

Madaxda Qaranka iyo kuwa dowlada Goboleedyada oo ay wehliyaan madaxweynayaashii hore ayaa ka qeybgalay calaama saarkii madaxweynaah Puntland Siciid C/llaahi deni oo xalay ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment